C/raxmaan Faroole oo eedeyn u jeediyey Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu khilaafay bayaankii ay xalay ka soo saareen arrinta Boosaaso. Faroole ayaa sheegay in Cumar Cabdirashiid uu la ogaa hawsha ay wadeen, balse uu si lama filaan ah uga baxay garabkooda markii ay soo … Continue reading C/raxmaan Faroole oo eedeyn u jeediyey Raisul Wasaarihii hore ee Somalia